
Maxamad Cali Kalay wuxuu ahaa qof Islaamka ku , wuxuuna dhintay waqti fiican. 1-Wuxuu soo galay Diinta Islaamka 1965, wuxuu labaxay Maxamad cali. 2-Dagaalkii Fiidnaam wuu diiday,wuxuu yiri Quraanku ma ogola. 3-Arintaa darteed waxaa dib looga ceshaday Horyaalnimadii Ciyaaraha, Dhag jalaq umasiinin. 4-Mar la waydiiyay maxaad samayn doontaa markaad Ciyaaraha ka fariisato wuxuu yiri waxaan u diyaar garoobi la kulan ka Allah. 5-Mar la waydiiyay Waardiye maleedahay wuxuu ku jawaabay haa waa Allah. 6-Mar la waydiiyay jirada kugu dhacday ma ka xuntahay wuxuu ku jawaabay maya waa Imtixaan Allah ka yimid. 7-Mar la waydiiyay Geerida ma ku fikirtaa wuxuu ku jawaabay haa 5 jeer Maalin walba markaan tukan. 8-Mar ay ka codsadeen Holiwuudku in Magiciisa wado la maro lagu qoro wuxuu ku jawaabay magaca aan wato waa kii Nabi Mohamed Nabad galiyo iyo Naxariis korkiisa ha ahaatee Dhulkana lagu qori maayo, kadib waxaa lagu qoray Darbi. 9-waxaa la Aasay maanta oo Jimca ah, Bishu waa Ramadaan, waxaa la sheegay kalimadii u danbaysay ee uu yiraahdo waxay ahay Shahaadada. 10- waxaa loo rajeen inuu ku dhintay Xusnul khaatima ama Khaatumo Fiican. Allahayaw walaalkaa iyo dhamaan anagaba noo Naxariiso.
Mar 2 baad iyo Mohamed Cali Kalay يرجى له حسن الخاتمة Dr. Sh Axmed Nuur - YouTube |
| 428 Likes | 428 Dislikes |
| 39,641 views views | 11,636 followers |
| Film & Animation | Upload TimePublished on 10 Jun 2016 |
\u200fyoutube,\u200ffortnite,\u200fgoogle translate,\u200f\u202bgoogle\u202c,\u200fminecraft,\u200fok google,\u200fpubg,\u200fsiri,\u200fجمعة مباركة,\u200fصباح الخير,\u200fطيور الجنة,\u200fسورة البقرة,\u200fقران,\u200fسورة الكهف,\u200ftwitter,\u200finstagram,\u200fدعاء السفر,\u200ffacebook,\u200fشباب البومب,\u200fhttps //ios.snapp.ir
Không có nhận xét nào:
Đăng nhận xét